Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo Baydhabo ka daah-furay tallaalka carruurta ka yar 5-ta sano

0
42
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daah-Furey Qorshaha Gaarista Caruurta ka yar 5-Sano ee aan Weligood qaadan ama Dhamaystiran Talaalka.
munaasbada lagu daahfurey tallaalka Carruurta ka yar 5-ta sano ayaa waxaa ka qeyb ahaa Wasiirka Caafimaadka M Maxamed Cusmaan Xaaji Jiidow, Madax ka socotay Hay’addaha UNICEF, WHO iyo Howlwadeenada Wasaaradda Caafimaadka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here