Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Xariga ka jaray Xarunta  Sheybaarka guud ee maamulka Koofur Galbeed.

0
77

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu Wehliyo Wasiirka Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Cusmaan Jiidow ayaa si wadajir ah Xariga uga jaray Xarunta Dhexe Sheybaarka Guud ee Koonfur Galbeed.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here