Madaxweynaha KG oo Qaabilay ku xigeenka Xog-Hayaha Qaramada Midoobay Arimaha Gargaarka iyo Wafdi uu hogaaminayo

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay ku xigeenka Xog-Hayaha Qaramada Midoobay Arimaha Gargaarka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka u ah Koonfur-Galbeed.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here