Madaxweynaha Jubbaland oo warbixinta Sanadlaha ka Dhageystay Maamulka Garoonka Diyaaradaha Sayid Mohamed Abdulle Hassan.

0
415

Kismaayo(Idaacada Waamo)Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khamiis 21- Nofeembar -2019 ka dhageystey warbixinta sanadlaha Hay’adda Maamulka Garoonka Sayyid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo.

Maareeyaha garoonka Cabdullaahi Aden Maxamuud (Jagadoon) ayaa warbixin dheer kusoo bandhigey madaxweynaha hortiisana ka akhriyey waxyaabaha ugu muhiimsan ee sanadkan u qabsoomey.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here