Madaxweynaha Jubbaland oo shir muhiim ah ka daah-furay Kismaayo

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkan oo ay kasoo qayb galeen Wasiirada Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer federaal iyo heer State ayaa looga hadlayay wadashaqaynta Wasaaradaha, Dardargalinta shaqo abuurka, Arrimaha Bulshada iyo shaqooyiinka ay Wasaaraduhu u idman yihiin.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here