Madaxweynaha Jubbaland oo Shir Gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland

0
324

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha dowlada gobledka jubbland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyey shirka golaha Wasiiradda dowlad goboledka Jubbland kaasoo maanta looga dooday qodobo kala duwan.

Shirka ayaa waxaa loga dhageystay warbixin la xariirta wasaarada howlaha  guud iyo guryeenta iyo mushruuc dhismaha waddooyinka.

Sidoo kale wasaarada macadan tamarta iyo biyaha dowlad goboledka Jubland  ayaa warbixin la xariirta biyaha  loga dhageestay shirka.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here