Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxa.

0
225

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta Adduunka ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa, isagoo u rajeeyey dadka Soomaaliyeed horumar, nabad, barwaaqo iyo midnimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here