Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wafdi ka socday beesha Caalamka

0
205
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdiga uu madaxweynah Qaabilay ayaa waxaa ka mid ah wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, wakiilka Midowga afrika ee Soomaaliya Francisco Caetano Madeira, Safiirka Midowga Yurub, Tina Intelmann, masuuliyiin kasocday Safaaradaha Sweden iyo Norway iyo xubno kale.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here