Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda Dhoobley

0
241
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maxamed Cumar Yusuf u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada degmada Dhoobley sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Cabdinuur Wali Khaliif u magacaabay Garsoore in uu ka noqdo Maxkamada Degmada Dhoobley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here