Madaxweynaha Jubbaland oo maanta qaabilay wafdi kasocday beesha Caalamka

0
190
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay wafdi kasocday beesha Caalamka oo ay hogaaminaysay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tinna Intelmann, Waxaa kale oo wafdi kamid ahaa Safiirada dalalka Norway, Sweden, Netherlabds iyo hay’adaha kala duwan ee gargaarka.

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan iooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here