Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo

0
33
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahii lasoo dhaafay safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland.
Mas’uuliyiin katirsan golayaasha kala duwan ee Dowladda iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here