Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaaqay in la Hormariyo Adeegyada Garsoorka Dalka

0
88
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha dowlada Goboleedka Jubbaland  Ahmed Maxamed Islaam oo ka qeybgalay shir ka furmayay magaalada Kismaayo ayaa waxuu ku baaqay Dowlada Federaalka Somalia  iyo dhamaan hay’adaha garsoorka dalka in la hormariyo adeegyada garsoorka dalka taas oo weyn ka qadaneesa sare u qaadista kalsoonida ay shacabka ku qabaan dowlada
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland  Ahmed Maxamed Islaam  ayaa wuxuu ka warbixiyay muhiiimadda ay leedahay hormarinta adeegyada garsoorka Dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here