Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbeddelka cimilada ayaa si weyn u saameeyay Jubbaland, iyaduna keenay dhibaatooyin kala duwan oo deegaanka, dhaqaale iyo bulsho ah.
Abaaraha soo noqnoqda ayaa sababay biyo la’aan, daaq yari iyo dhimashada xoolaha, taasoo keentay barakac baahsan. Dhinaca kale, roobabku markay da’aan waxay sababeen fatahaado ka dhacay magaalooyinka ku dhow Webiga Jubba taasoo Sameyn ku yeelatay beero iyo kaabayaal muhiim ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.