Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed maxamed islaam oo ka hor Hadalayay Kulan Weyne ay ka soo qeybgaleen mas,uuliyiin ka tirsan Labada Gole Ee Dowladda,Siyaasiyiin iyo Qaybaha Kala duwan ee Bulshada magalada Kismaayo ayaa waxaa uu ka hadlay Xaaladda xanuunada xoolaha iyo Abaaraha Ka jiro Deeganada Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.