Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Shirweynaha dib u heshiisiinta beelihii ku dagaalamay degmada Luuq

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Ahmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Kismaayo kusoo xiray Shirweynihii dib u heshiisiinta Beelihii ku dagaalamay degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay sababta loo dhigay gogosha Shirweynaha dib u heshiisiinta beelihii ku dagaalamay degmada Luuq ee Gobalka Gedo oo kusoo gabagaboobay Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here