Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay ahmiyadda Cadaaladda leedahay

0
59
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii ay burburtay dowladda Soomaaliya, waxaa burburay habkii cadaalada, garsoorka iyo ilaalinta xaquuqda bini’aadanka Cadaalad la’aanteed ayaa waxaa adag si uu dal u gaaro horumar iyo nabad.
Lkn waayadii dambe waxaa soo baxay hab cadaalad oo heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed, waxaana jiro Maxkamado lagu qaado arimaha ubaahan Cadaalada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here