Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Adkeynta sharciyada Dhulalka Jubbaland

0
108

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jubbaland ayaa maamulka dowlad hoose ee  Degmada Kismaayo faray in ay adkeeyaan sharciga dhulalka oo ay si wanaagsan ugu adeegaan bulshada rabto in ay sharciyestaan dhulalkooda.

Abdinnor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here