Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay Safarkii uu ku joogay Galmudug isagoo dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland.
Waxaa Madaxweynaha garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay labada Madaxweyne ku xigeen gudoonka Baarlamaanka iyo masuuliyiin kale.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.