Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golaha Wasiirada iyadoo sidoo kale Madaxweynahu uu Magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya golaha Wasiirada Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.