Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo la raacaayo dadaalada lagu xakameynaayo faafida cudurka covid-19 oo Soomaaliya iyo caalamkaba kusii baahaayo ayaa waxaa lajoojiyay isku imaatinkii maalinka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL oo Munaasabado waa weyn laqaban jiray.
Madaxweynaha Jubbaland oo xafiiskiisa warbaahinta kula hadlay ayaa hambalyo u diray dhammaan Dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabada aas-aasakii ururkii dhallinyarada gobanimo doonka ahayd ee SYL.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.