Madaxweynaha Jubbaland oo furay Kalfadhiga 2,aad ee Baarlamaanka Jubbaland

0
323

kismaayo-Idaacadda Waamo)-Munaasabada furitaanka Kal-Fadhiga labaad ee Baarlamaanka Jubbaland waxaa kasoo qaybagalay Madaxwaynaha Jubbaland,Madaxweyne ku xigeenka labaad,Xubno katirsan labada gole ee Dowlada  iyo masuuliyiin kasocda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo munaasabadan ka hadlay ayaa ku dheeraaday ayaa sheegay in Jubbaland ay ku tallaabsatay Horumaro kala duwan.

Iidle Aadan Maxamed, ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here