Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo

0
260
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne Axmed maxamed Islaam iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo oo kasoo Anbabaxay magaalada Garowe ee caasimada Putland ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xaruunta gobolka jubbada hoose waxaana wafdiga madaxweynaha garoonka diyaaradaha kusoo dhaweyay masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here