Madaxweynaha Jubbaland oo daah-furay mashruuca nashaqada Kismaayada cusub

0
102
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay naqshaddaynta guud ee magaalada Kismaayo oo muddo badan hirgalinteeda laga shaqeynayey.
Munaasabadan waxaa lagu sharaxay qaabka iyo nidaamka ay noqonayso Kismaayada cusub ee la rajeynayo in wixii hadda ka dambeeya la hirgaliyo taas oo u diyaarsan in ay ku noolaadaan dad gaaraya ilaa 5 Milyan iyo bar.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here