Madaxweynaha Jubbaland oo Bulshada Jubbaland ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciidul Fidriga

0
386

Kismaayo(Idaacadda Waam)Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa ugu hambalyeeyay Umada Soomaaliyeed gaar,ahaan bulshada reer Jubbaland munaasabada Ciidul Fidriga.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay in Ciidaan Ciideeda alle ku gaarsiiyo Nabad iyo Caafimaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here