Madaxweynaha Jubbaland oo booqday xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA

0
37
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa booqay xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyadona uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Hay’adda Md. Maxamuud Macallin Cabdulle.
Madaxweynaha ayaa lala wadaagay warbixin guud oo la xariirta howlaha iyo waajibaadka hay’adda, saameynta taban ee is-beddelka cimiladu ku leedahay dalkeenna, cabsida laga qabo duufaanta lasadalinaya oo sare u sii kacaysa iyo dadaallada gargaar ee SoDMA ka waddo dalka, gaar ahaan gobollada Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here