Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa abaal marino lacageed gudoonsiiyay Ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Dusgiyada Sare iyo dhexe oo kala ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.