Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdi hogaaminayo oo gaaray Muqdisho

0
266
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.
Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka madasha wadatashiga qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo ay isugu imanayaan madaxda madasha wadatashiga si looga arrinsado dardar galinta hawlaha la xidhiidha Doorashooyinka Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here