Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada maamul oboledka Jubbland ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo Madax ka socotey Hay’adaha Qaramada Midoobey sida UNHCR, WFP, FAO iyo WHO.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.