Madaxweynaha Jubaland oo soo magacaabay Gudiga Gurmadka Fatahaada Degmada Baardheere

0
150

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib Fatahaada ka dhacay Degmada Baardheere taa oo galaafatay naf iyo maal, isla markana u baahan gurmad deg deg ah oo lala gaaro dadka musiibadan ay saamaysay ayaa Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu  Halkan ku magacaabayaa Xubnaha Guddiga Gurmadka Fatahaada Degmada Baardheere oo ka kooban.

1. Axmed Xasan Cumar -Wasiirka Wasaaradda Gargaarka & Maaraynta Musiibooyinka.
2. Maxamed Axmed Cusmaan – Wasiir Dowlaha Madaxtooyada.
3. Cabdiraxmaan Cabdi Axmed – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta & Iskaashiga Caalamiga.
4. Axmed Maxamed Axmed – Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Caafimandka.
5. Axmed H. Baraki – Wasiirka Wasaaradda Tamarta & Biyaha.

Cowke Cali Caawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here