Madaxweynaha Jaamacada Kismaayo oo Ka warbixiyay heerarkii kala duwnaa ee ay soo martay Jaamacadu

0
106
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacada Kismaayo oo ah mid ah Jaamacadaha ku yaalo magaalada Kismaayo ayaa soo saartay arday badan oo wax ka baratay gudaha magaalada Kismaayo.
Jaamacada Kismaayo  ayaa todobaadkii lasoo dhaafay waxay u dabaal degtay soo saarista Dufcadii 14-aad oo ay ka qalin jabisay Jaamacadaasi, Jaamacadda ayaa bulshada kunool magaalada waxay ugu Fadhidaa Kaalin weyn.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here