Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray degmada Raage Ceelle Gobolka Shabeellaha Dhexe

0
61
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne mamulka hirshabele Cali cabdulahi xuseen Cali guudlawe iyo masuliyin kale oo u horkacayo ayaa gaaray degmada Raage Ceele ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxana halkaas ku so dhoweyay Maamulka degmada iyo qeeybaha kala duwan ee bulshada Raagge-ceelle isagoona kormeeray goobaha loogu adeego bulshada sido kalana dhagax dhigay mashaaric laga hir gilinaya degmada Raagge-Ceelle Madaxweynaha ayaana kormeer kadib goob fagara ah kulahadlay bulshada raagga Ceelle.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here