Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudle oo gaaray demada mahaday oo fatahaduhu sameyeen

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne mamulka hirshabele Cali cabdulahi xuseen Cali guudlawe iyo masuliyin kale oo u horkacayo ayaa gaaray degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo malmahan ey kajirtay xalad bini adan Nima kadib fatahada wabiga shabele iyo dadadka roobka deerta kuwaas oo sameyay bulshada kunool maxaas.

Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo mas’uuliyinta la socday ayaa sheegay ineey xaalad adag kajirto melaha u maro wabiga shabeello oo ka trsan Hirshabele.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here