Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhagax dhigay dhismaha waddo isku-xirto Garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar

0
27
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda goboleedka  Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar.
Wadada ayaa waxay qeyb weyn ka qadaneysaa isku socodka bulshada, taas oo muhiim u ah bulshada kunool Jowhar.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here