Madaxweynaha Galmuduga oo guddi u magacaabay xal u raadinta colaadda ka jirta waqooyiga Galgaduud

0
47

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa guddi ka kooban shan wasiir u magacaabay xal u raadinta colaadda u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada dega inta u dhaxeysa degmooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Waxa Hay’adaha Amniga ee Maamulka Galmudug la faray in ay la shaqeyna xubnaha guddiga si xal waara looga gaaro colaad ka jirta degaanada Caabudwaaq iyo Xeraal waqooyiga Gobolka Galgaduud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here