Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruntaan oo lagu dhisay isku tashi bulsho ayaa loogu tala galay in lagu baxnaaniyo waxna lagu baro agoonta degmada Balanbal iyo deegaanada hoos yimaada.
Madaxweynaha ayaa bulshada ku dhaqan degmada balanbal ku amaanay sida ay isugu xilqaameen Dhismaha xarunta danyarta & agoonta ee Degmada Balanbal.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.