Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray Suuq casri ah oo laga Hirgeliyay Magaalada Gaalkacyo

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoor Qoor oo ay wehliyeen xubna katirsan Labada Gole ee Galmudug Mamulka Gobolka Mudug iyo Kan degmada Gaalkacyo ayaa xariga kajaray Suuq Casri ah oo loogu talagalay in lagu ibiyo xoolaha Kaas oo Ay Hay’adda FOW Kagacan siisay dismihisa Maamulka Galmudug.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here