Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye qoor qoor oo ku sugan Degmada Guriceel ayaa xariga ka jaray beerta deegaanka laanle ee duleedka Guriceel oo ku taalo duleedka degmada Guriceel.
Madaxweyanaha Galmudug waxaa xarig jarka ku wehliyay xubo ka tirsan xubno ka tirsan labada gole ee Dowlad goboleedka Galmudug, Maamulka Gobalka Galgaduud, iyo maamulka Degmada Guriceel.
waxaana Madaxweyne Qoor Qoor ayaa bulshada ku dhaqan Galmudug ugu baqay ney xooga saaraan wax soo saarka dalagyada beeraha iyo bada.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.