Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay golihiisa wasiirada

0
266

Dhuusa-mareeb(Idaacadda Waamo)Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kooban 23 wasiir, kuwaas oo ay ka dhex muuqdaan xubno caan ah oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida Xildhibaan Axmed Macalin Fiqhi iyo Xildhibaan Saabir Shuuriye Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here