Madaxweynaha Galmudug oo daah-furay mashruuca dhismaha dekadda Hobyo

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Ganacsato ayaa daahfuray Mashruuca dhismaha Dekedda Hobyo ee Galmudug.

Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa u mahadceliyay Ganacsatada Galmudug, kuwaas oo u istaagay in ay dhistaan Dekedda loogu adeego Bulshada qeybna ka noqoto Kaabayaasha dhaqaale ee Dalku yeelanayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here