Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland oo ku baaqay in laga faa’iideysto kheyraadka Badda

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-ka Ganacsiga kalluunka noocayadiisa Kale duwan ee laga hela Badeen Somali ayaa waxay qeyb weyn ka qadneesaa in bulshada ay fafahaameen sidii wax loga soo saaralahaa Badeena Soomalia oo ay kheeyraada Badan ku jiraan .
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Ahmed Maxamed Islaam oo todobadkii hore ee aanu Soo dhaafanay qabtay shirka ka Ganacsiga Soomaaliya iyo Mareekanka ayaa waxuu siyaabo kale duwan ugu hadlay sida ugu haboon ay shirkadaha iyo bulshada qeybahood kale duwan ay ugu soo saaraan lahayeen kheeyraadka badeen ku jira, isgoona bulshada u bidhaamiyay muhiimada ay leedahay in aad ka ganacasiti waxyabaha ku jira Badeen Soomaaliya.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here