Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Madaxweyne ku-xigeenkii labaad ee Jubbaland, oo ku geeriyooday Dalka Kenya
Marxuumka ayaa waxaaa la keenay Magaaalada Kismaayo oo maanta aas qaran lagu sameeyay Qabuuraha Baarcaleyn ee magaalada kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.