Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidda Carafo

0
166
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Ahmed Mahamed Islaam ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasabadda balaaraha ee Ciidda Carafo.
Madaxweynaha ayaa bartiisa baraha bulshada kusoo qoray qoraalkan oo ka tarjumaayo hambalyada munaasabadda ciidul Carafo, “Waxaan ugu hambalyeynayaa Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka munaasabadda maalinka barakaysan ee Ciidda Carafo”
Ciid Wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here