Madaxweyaha Hir-Shabeelle oo sameeyay xilka qaadis & Magacaabis

0
295

Jowhar-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Hirshabeelle Cali Xaaji Cabdulle Isgoowe isagoo mid Cusub u Magacaabay xilkaas.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa lagu sheegay in markii loo baahday dar dar gelinta howlaha dag ee horyaalla Wasaaradda in xilka Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Hirshabeelle loo magacaabay Cabduqaadir Abuukar Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here