Madaxwayne kuxigeenka labaad Jubbaland oo kormeer ku tagey deegaanada waqooyiga Kismaayo

0
44
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowlada Jubaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo masuuliyiin kale ayaa  kormeer ku tagay deegaanada dhanka Waqooyi kaga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku waas oo ay saamaayn xoogan ku yesheen daadadka iyo fatahaadaha Elnino.
Mas’uuliyiinta ayaa kormeer ku sameeyay wadooyinka iyo buundooyinka ay daadadka roobka iyo Fatahaada wabiga Jubba burburiyeen ku waas oo  Maamulka Jubbaland uu dib u dayactir ku sameynaayso.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here