Madaxwayne ku xigeenka kowaad ee Jubbaland oo soo gabagabeeyay Kormeer uu ku tagay Qasaaradaha Jubaland

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxwayne ku xigeenka kowaad ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland mudane maxamuud Sayid Aadan ayaa so gabagabeeyay kormeer uu maalmihii la soo dhaafay ku tagayay wasaradaha Jubbaland

Kormeerka madaxwaynaha ayaa daranaa u kuurgalida sida ay wasaraduhu ugu adeegaan shacabka Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here