Madaxwayne Axmed oo shir Guddoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda Jubbaland

0
231
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirka golaha wasiirada dowlad goboledka Jubbland ayaa todobaad walab maalinta khaamista ah ka qabsooma magaald kismaayo.

Waxaa todobadkan shirka gudoomiyey  madaxweynaha Jubbaland mudane Ahmed maxamed Islaam iyadoo uu wahalenayey madaweyanah ku xigeenka kowaad ee dowlad gobeldka jubbaland.
Golaha wasiirada ayaa shirka qeyb ka ahaa, waxuna madaxweynaha  Ahmed maxamed Islaam ugu warbixiyey golaha wasiirada arimaha dorshoyinka  dalka .
wasaarada ganacsiga ayaa soo gudbisay sadax xeer oo ay soo hordhigtay goalaha wasiirada taas oo loga doodaye iyo Wasaarada warfaafinta Jubbland oo hadshay shirkadaha isgaarsiinta ee Jubbland.

Marka uu soo idladahay shirka golaha wasiirada waxaa warbahinta la hadlay wasiirka warfaafinta iyo tiknolojiyada dowlad gobledka Jubbland injineer Cabdi xussien Sheikh Maxamed oo ka warbixiyey waxayabaha ugu muhiimsanaa ee  loga hadlay shirka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here