Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulan aqoon is waydaarsi ah oo socday mudo saddix bari ah ayna ka wada qayb galeen dhamaan golaha wasiirada Jubbaland , Agaasimahayaasha guud iyo agaasimaha waaxeedyada wasaaradda ayaa Kismaayo lagu soo gaba gabeeyay .
Aqoon is waaydaarsigaan ayaa intii uu socday waxaa lagu baranayay hanaanka dardar galinta higsiga xukuumada iyo wada shaqaynta Hay’adaha dowlada hogaaminta maamul wanaaga ,tayaaynta iyo dib u dhiska Hay’adaha .
Hamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.