Madaxwaynaha Jubbaland oo sheegay in Xifdinta Qur’aankA ay macne wayn u leedahay jiritaanka Qofka

0
53

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxwaynaha Jubbaland oo ka qeygalay  xirtaanka tartanka Qur’aanka ayaa sheegay in xifdinta Qur’aanku ay macne wayn u leedahay jiritaanka Umadda  Somaliyeed

Qur’aanka ayaa wax ugu muhiiimsan  ee bulshada Somaliyeed ay ku tiirsan tahay waxuunna waalidiinta Somaliyeed ugu baqaay in caruurtooda geeyaan goobaha Logu Barto Qur’aanka Kariimka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here