Madaxwaynaha Jubbaland oo ka hadlay wada shaqeynta bulshada iyo Dowladda hoose

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shacabka ku nool Magaalada Kismaayo ee xurunta gobolka Jubbada hoose ayaa door wayn ka qaatay dhismaha wadooyinka Magaalada ku waas oo ka kooban saddix qaybood oo kala wajiga kobaad oo dhismahooda la soo gab gabeeyay hadana shaqeeya wajiga labaad oo dhismahoodu hada socdo heer gabo gabo ahna maraya iyo waji sadixaad oo aan wali bilaaban.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here