Madaxwaynaha Jubbaland oo dhagax dhigay dhismaha laami cusub

0
22

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxwaynaha dawlad gobaleedka Jubbaland Axmad Mahamed Islaam iyo wasiirka wasarada hawlaha guud ee dowlada fadaraalka somaliya oo ay weheliyaan wasiirka wasarada hawlaha guud ee dowlad gobaleedka jubbaland wasiiro xildhibaano iyo maamulka dagmada kismaayo ayaa si rasmiya u dhagax dhigay dhismaha wajuga labaad qaybtiisa labaad ee mashruuca wadooyinka laamida ah ee nagaad.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here